Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dil Galabta Kadhacay Kismaayo
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 25 2008
Dil Galabta Kadhacay Kismaayo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 25 June 2008

waa muuqaalka Magaalada KismaayoKismayo,(insidesomalia.org)- Kooxo hubeysan ayaa galabta Magaalada Kismaayo waxa ay ku toogteen Qasnajigii Dekada Magaalada Kismaayo, iyadoo aan la ogeyn ujeeda loo dilay ninkaasi.

Marxuumkaan la dilay ayaa lagu magcaabi jiray Mahad Aadan Carabey oo ahaa Qasnajigii Dekada Magalada Kismaayo, iyadoo dhaawacna uu kasoo gaaray 2 qof oo rayid ah rsasaastii lalabeegsadey Marxuumka geeriyoodey.

Falkaan ayaa galabta waxa uu ka dhacay isgoyska Istaar ee Xaafada calanleey ee Magalada Kismaayo, ka dib markii kooxo hubeysan ay rasaaseeyeen gaari uu watay Marxuumla.

Inkastoo aan la ogeyn ujeeda loo dilay qasnajiga ayaa hadan warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in loo dilay aano Qabiil.

Majirto cid ka hadashay dilka loo geystay Marxuumka,waxaana ay qeyb ka tahay falal amni daro ah oo ka jira Magalada Kismaayo.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >